December 31, 2019 Kooxda FAYGO ayaa si guul ah u qabatay ciyaartii ugu horeysay ee Kubadda Koleyga kadib tartan adag oo socday muddo labo saacadood ah, waxaana lagu kala qeybiyay 3 Group oo ay ku tartamayeen.